Haitham bin Tariq oo Loo Dhaariyay Xilka Boqortooyada Cumaan

0
22

Haitham bin Tariq Al Said oo ah ina adeerka boqorkii Cumaan ee geeriyooday ayaa loo dhaariyay xilka boqortooyada dalkaa si uu u buuxiyo xilkii uu ka geeriyooday boqorkan habaynnimadii xalay ahayd hoygii aakhiro u hoyday.

Haitham ayaa lagu magacaabay waraaq dardaaran ah oo uu qoray Sultan Qaabuus waxaana xilkan loo dhaariyay aroornimadii Sabtida ahayd.

Boqorka oo in mudo ah xanuunsanaa ayaa laga shaki qabaa in uu hayay kansarka mandhicirrada,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here