Guddiga Ku Meel Gaarka ah ee Sharciga doorashooyinka Qaran oo Kulan Dagdag ah Yeelanaya

0
45

Waxaa maanta oo Axad ah guddiga kumeel gaarka ah ee ka baaraandaggidda hindise-sharciyeedka doorashooyinka qaranka kulankoodii afraad uga socdaa xarunta golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Xubnaha guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka qaranka ayaa dib u eegis ku sameynaya sharciga doorashooyinka oo ay horey u soo ansixiyeen xildhibaannada golaha shacabka.

Sidoo kale xubnaha aqalka sare ayaa akhrintii koobaad mariyay sharciga doorashooyinka qaranka waxaana xildhibaannada golaha shacabka ay horey wax ka bedel ugu sameeyeen sharcigaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here