Shaqooyin Ka Banaan Maxkamada Sare ee Jubbaland

3
147

Maxkamadda sare ee dawlad goboleedka Jubbaland ayaa soo xayaysiisay labo shaqo oo ka banaan maxkamadda.

Maxkamadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaysa in cidii buuxisa shuruudaha laga rabo dadka boosaskan buuxin kara in ay codsiyadooda u gudbistaan si loo tartansiiyo.

Hoos ka akhriso shuruudaha iyo qaabka codsiga shaqadan.

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here