Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo guddi u saartay dhaqan-gelinta mashruuca horumarinta dhaqaalaha loo dhan yahay

0
283

Wasaaradda qorsheynta ayaa kulan la qaadatay qaar kamid ah shaqaale hoosaadka wasaaradaha Jubbaland iyo qaar kamid bulshada rayidka ah, u jeedada kulanka ayaa ahaa sidii loo dhisi lahaa guddi ka socda wasaaraddaha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Guddigaan ka shaqayn doona dhaqan-gelinta Mashruuca hormarinta dhaqaalaha loo dhan yahay (inclusive local economic development “ILED”) kaas oo horaantii sannadkii 2019-kii uu magaalada Kismaayo ka daah furay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya XassanCali Khayrre.

Wasaarada qorsheynta Jubbaland ayaa wadda wadatashiyo ku aadan mashuuraca howgalintiisa waxayna kulamo arrintaas la xiriira la yeelatay hay’adaha dowliga ah ee Jubbaland iyo qaybaha bulshada maadaama mashuuraca uu noqonayo mid lagu baahidiisu ay ka imaaneysa bulshada dhaxdeeda.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda qorsheynta Jubbaland Cabdiwaaxid Maxamed Geeddi ayaa shegay in wasarada qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga jubbaland ay ka shaqaynayso sidi uu mashrucan ku hirgali lahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here