Baarlamaanka Jubbaland oo taageerey howlgalada ay ciidamada Jubbaland ka wadaan deegaanada Jubbaland

0
91

Golaha wakiilada  jubbaland oo manta yeshay  kalafadhigoodi 2 aad fadhigiisa 5 aad  ee uu yeesho barlamaanka jubbaland kooramka mudanayaasha soo xaadiray ayaa ahaa 41 mudane oo kulanka goob jog ahaa

u jeedku ajandaha kulanka  ayaa manta waxa uu ku sabsanaa tageerida dowlad goboleedka jubbaland ay kula jirto la dagaalanka argagixisada alshabaab iyo faraglinta ay dowlada federaalka ee soomaliya ku hayso dowlad goboleedka jubbaland

xildhibaan  shukri saalax cabdulaahi oo ka tirsan xildhaanbada barlamaanka jubbaland oo  ka hadlay faragelinta ay dowlada federaalka ku hayso  jubbaland ayaa shegay in wax laga xumaado ay tahay in dowladi laga rabay in ay ilaaliso dastuurka dalka ay iyadu dastuurki baabisay oo ay ku ciyaartay

gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka jubbaland cabdi baaley xussen ayaa isna taageray dagaalka lagula dagaalamayo argagixisada alshabaab oo ay kula jirto alshabaab wuxuuna ku dheraday in ay muhiim in lala dagaalamo dhagar qabayaasha alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here