Wasiirka Difaaca Sudan oo Geeriyooday Isagoo Ka Qaybgalaya Wadahadal Nabadeed

0
25
Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2020-03-25 05:53:43Z | http://piczard.com | http://codecarvings.com

Wasiirkii wasaaradda Difaaca ee wadanka Suudaan Jen Jamaaludiin Cumar ayaa u geeriyooday  wadno Xanuun Ku Soo Booday.

Wasiirka ayaa xiliga uu geeriyooday wuxu ka qaybgalayay shir nabadeed oo lagu dhexdhexaadinayay dowladda koonfurta Suudaan iyo Mucaaradka wadankaasi, shirkan ayaa ka dhacayay Magaaladda Jubba.

Wasiir Omar ayaa ka mid ahaa gollaha Kumeel gaarka ah ee  Maamula wadanka Suudaan ee xukunka kala wareegay madaxweynihi hore ee Suudaan Cumar Xasan Albashiir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here