Guddiga doorashooyinka Puntland oo diiwaan galiyay 10 urur siyaasadeed

0
58

Guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland wuxuu saaka soo gabagabeeyay hannaankii diiwangelinta ururada siyaasadda Puntland ee soo bilaamatay 15kii Diseembar 2019.

Waxaa buuxiyay shuruudihii laga rabay ururada 10 urur Siyaasadeed.

Waxaa ururadan la diiwaan galiyay kamid ah urur siyaasadeed oo ay hoggaamin doonaan madaxda talada haysa ee Puntland.

Guddigu wuxuu u hambalyeeyay ururada siyaasadda ee buuxiyay shuruudihii ururnimo isaga oo sheegay in dhawaan la guddoonsiin doono shahaadadii rasmiga ahayd ee ururnimo.

Warbixinta oo dhamaystiran kaga bogo warsaxaafdeedka hoose:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here