Wasaaradda haweenka, arrimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dawlad goboleedka Jubbaland ayaa soo xayaysiisay boosas shaqo oo ka banaan wasaaradda.

0
700

Wasaaradda haweenka, arrimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dawlad goboleedka Jubbaland ayaa soo xayaysiisay boosas shaqo oo ka banaan wasaaradda.

Wasaaradda ayaa shacabka Jubbaland ee buuxiyay shuruudaha ay ku xidhay cidda u qalanta in ay boosaskan shaqo buuxiso ugu baaqday in ay soo codsadaan shaqooyinkan iyaga oo raacaya tilmaamaha hoos ku xusan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here