Guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland oo soo bandhigay shaqooyin ka bannaan wasaaradda waxbarashada Jubbaland

0
6688

Guddiga shaqada iyo shaqaalaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay shaqooyin ka kooban 15 boosas kuwaas oo ka bannaan wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Dowlad goboleedka Jubbaland.

Boosaska ayaa isugu jira Agaasime waaxeedyo iyo shaqaale hoosaadyo, waxayna guddigu ugu talo galeen in ay shaqooyinkaan ay ka faa’iideystaan dadka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here