Dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo shaacisay inay fasaxyihiin Shaqaalaha Dowlada Maalinta uu dhashay Nabi Muxamed NNKH

0
204

Dhamaan Shaqalaaha Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Hay’addaha gaarka ah ayaa la fasixi doonaa sida ay ku dhawaaqday Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada ayaa lagu sheegay in shaqaalaha fasax yihiin maalinta Khamiista ee soo socota oo ah 29ka Oktoobar 2020,kuna beegan maalintii uu dhashay Nabiga Muxamed NNKH.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here