Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka hadlay go’aankii Xukuumadda una jawaabay Qoor Qoor.

0
18

Cabdi Xaashi Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo wehliyaan Siyaasiyiinta, dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in  nasiib darro weyn tahay in Xukuumadda ku dhawaaqdo inuu dalka doorasho galayo, iyadoo aan wax xal ah laga gaarin tabashooyinkii laga keenay guddiyada doorashada ee lagu muransan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here