Thursday, November 15, 2018
Home Wararka Dibadda

Wararka Dibadda

On each category you can set a Category template style, a Top post style (grids) and a module type for article listing. Also each top post style (grids) have 5 different look style. You can mix them to create a beautiful and unique category page.

Hogaamiyaha Dalka Gabon ayaa lagu soo waramayaa in ay xalaadiisa Caafimaad ka sii dareyso marba marka ka danbeyso sida uu shaaciyay Afhayeenka Xafiiska Madaxweynaha Gabon Cali Bongo. Madaxweynaha ayaa la soo dheegayaa in madaxa uu dhiig kaga furmay xaaladiisuna aad u...
Wasiirada Beeraha iyo Ganacsiga Tanzania ayaa xilalkii laga qaaday kadib markii uu ku dhawaaqay xil ka qaadistaasi Madaxweynaha Dalkaasi Tanzania. Wuxuuna Madaxweynaha Tanzania ku goodiyay in Ciidanka Malateriga dalkaasi la geyn doono Beeraha ay ka baxaan dalaga  loo yaqaano Cashew...
Waxaa jira warar badan oo ku saabsan Caafimaadka Madaxweynaha Gabon Ali Bongo, ka dib Booqashadii uu ku tagay  Saudi Arabia dhammaadkii Bishii hore. Maalin ka dib markii uu imaaday Sacuudi Carabiya 23-dii Oktoobar si uu uga qeyb galo shirkii caalamiga...
Roobab mahiigaan ah iyo fatahaado culus oo ka dhacay dalka Jordon ayaa sababay dhimashada 9-ruux,waxaana magaalada qadiimiga ah ee  Petra laga daabulay ama u laga kexeeyay 3-kun iyo 7-boqol oo dalxiisayaal ah . Kooxaha wax badbaadiya iyo diyaaradaha herikobtarka ayaa...
Kumannaan qof ayaa laga saaray Waqooyiga California iyadoo dabeylo holac wata oo keymaha ka kacay ay ku wajahan yihiin dhowr magaalo oo ku yaalla buuralleyda Sierra ee dalka Mareykanka. Dabkan oo shalay ka kacay meel u dhow Camp Creek, ayaa...
Dowladda Suudaanta Waqooyi ayaa soo dhoweysay hadal dhawaan kasoo yeeray Maraykanka, markii ay xukuumadda Washinton DC sheegtay inay diyaar u tahay inay billoowdo geeddi socod ah in Khartuum laga saaro Liiska Madoow oo ay ku jirtay Tobanaankii Sano ee...
Carruurta ku dhalanaysa dunida ayaa hoos u dhacday, sida ay shaaciyeen cilmibaadheyaal. Warbixintooda ayayna ku ogaadeen ku dhawaad kala bar dalalka dunida ay haysato "dhalmo yari" - arrintaas ayaana ka dhigan in aysan haysanin carruur buuxisa tirada ay hadda bulshadoodu...
Qaramada Midoobey ayaa shaacisay qorshe ay ku laba jibbaareyso cunnada gargaarka ah ee ay gaarsiineyso dadka reer Yaman, si looga baaqsado in dad badani ay u dhintaan macaluul. Hay'adda cunnada Adduunka ee Q.M ee WFP ayaa sheegtay in ay isu...
Dowladda Mareykanka ayaa xayiraado dheeraad ah ku soo rogtay dhawr qof iyo ururro lala xiriirinayo tallaabadii Ruushku uu u goostay gobolka Crimea sanadkii 2014. Laba qof oo reer Ukraine ah iyo mid Ruushka u dhashay ayaa xayiraadahani cusub lagu bartilmaameedsaday. Sidoo...
Ilaalada xeebaha dalka Spain ayaa sheegay in ugu yaraan 17 qof oo tahriibayaal Afrikaan ah ay 24-kii  saacadood ee ugu dambeeyay geeriyoodeen ka dib markii ay isku dayeen in ay ka gudbaan Badda u dhaxeysa Waqoojiga Afrika iyo xeebta...
- Advertisement -

LATEST NEWS

MUST READ