Liverpool oo heshay badalka Philippe Coutinho

0
574

Liverpool macalinkeda Jurgen Klopp ayaa u arko laacibka kooxda  West Ham United Manu arkouel Lanzini badalka saxda ee ciyaaryahan Philippe Coutinho hadii uu ku biiro kooxda Barcelona .

Laacibka reer Brazil ayaa la filayaa in uu ku biiro kooxda  Catalan ee ka ciyaarta horyaalka dalka Spain .

The Sun ayaa ku warameysa in  Lanzini  qiimahiisa uu yahay £40m si uu ugu soo biiro kooxda Liverpool .

Lanzini, ayaa ugu fgadhiyay £10m kooxdiisa west Ham markii uu ka soo tagay kooxda  Al Jazira, iyadoona shan gool uu dhaliyay Premier League kadib 14 kulan uu ciyaaray

 

The post Liverpool oo heshay badalka Philippe Coutinho appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here