Kooxda Arsenal ayaa guul raaxo leh ka gaartay naadiga Crystal Palace kadib markii ay ugu awood sheegatay 4-1.
Qeybtii hore kooxda Crystal Palace ayaa lagu kala baxay markii lagu naseyay 4-0 Arsenal ayaa goolasha waxey ka kala heshay xidigaha kala ah,Nacho Monreal,Alex Iwobi, Laurent Koscielny iyo Alexandre Lacazette halka kooxda Crystal Palace waxey goolka ka heshay Luka Milivojevic.
DAAWO GOOLASHA:
The post DAAWO GOOSGOOSKA: Arsenal oo guul raaxo leh ka gaartay Crystal Palace appeared first on Wararka Ciyaaraha.
Source: Sports