Alexis Sanchez oo lagu soo daray kulanka Manchester United ee FA Cup

0
598

Manchester United macalinkeda Jose Mourinho ayaa ku soo daray  Alexis Sanchez ciyaaryahanada uu kala hortagi doono kooxda  Yeovil Town koobka  FA Cup wareegiisa afarad .

Sanchez ayaa sedax sano iyo bar kadib ka soo tagay kooxda Arsenalwaxaana uu ku soo biiray garoonka  Old Trafford.

Mourinho ayaa ku soo diray Sanchez 18-ka ciyaaryan ee loo so xulay kulankan .

 

The post Alexis Sanchez oo lagu soo daray kulanka Manchester United ee FA Cup appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here