Chelsea oo soo bandhigi doonto maanta saxiixda ciyaaryahan —?

0
429

Chelsea ayaa shaacin doono saxiixda daafaca kooxda  Roma Emerson Palmieri saacadaha soo socda .

Kooxda ka ciyaarta horyaalka  Premier League ayaa lacibkan waxey kus oo so qadan  doontaa aduun lacageed dhan  £18m .

23-sano jirkan u ciyaaro kooxda Roma ayaa ka mid noqon doono kooxda ku ciyaaarto  Stamford Bridge .

Antonio Conte  ayaa hal saxiix ka sameeyay suuq kala iibsiga markii uu keensaday Ross Barkley addun lacageed dhan £15m .

The post Chelsea oo soo bandhigi doonto maanta saxiixda ciyaaryahan —? appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here