Douglas Costa, Paulo Dybala iyo Juan Cuadrado oo ka maqan safka Kooxda Juventus, ka hor kulanka

0
768

Douglas Costa, Paulo Dybala iyo Juan Cuadrado ayaa ka maqan safka Kooxda Juventus, ka hor kulanka ay galabta wajahayaan dhigeeda Sassuolo, halka Cayaariyahan Federico Bernardeschi uu weli shaki ku jiro.

Bianconeri ayaa ku jirta xaalad adag, xilli Kooxda ay ka maqan yihiin Xiddigaha Benedikt Howedes, Dybala, Cuadrado iyo Douglas Costa.

Max Allegri ayaa shaaca ka qaaday shirkiisa jaraa’id ee Kooxda in Bernardeschi uu kusoo bilaabi doono kulanka galabta, haddii uusan qabin xanuun weyn, xilli uu sheegay inuu san laacib ku haboon ka Ciyaarista dadabka midig.

Xiddigaha losoo xulay galaka galabta ee Kooxda Sassuolo waxaa qayb ka ah goolhaye : Buffon; Szczesny, Pinsoglio; De Sciglio, Chiellini, Benatia, Alex Sandro, Barzagli, Rugani, Lichtsteiner; Pjanic, Khedira, Marchisio, Matuidi, Asamoah, Sturaro, Bentancur, Bernardeschi; Higuain, Mandzukic, Del Sole.

 

US Sassuolo v Juventus - Serie Ahttps://cdn.vox-cdn.com/thumbor/x8FM_BL0MGwqsbf7ODKJ4qvief8=/226x217:3543x2309/1200x800/filters:focal(1610x613:2176x1179)/cdn.vox-cdn.com/uploads/chorus_image/image/58562791/Atalanta BC v Juventus - TIM Cuphttps://cdn.vox-cdn.com/thumbor/oD2frorhtvoSP54_njQyDOeHGy0=/0x85:3543x2362/1200x800/filters:focal(2355x773:2921x1339)/cdn.vox-cdn.com/uploads/chorus_image/image/58531583/https://cdn.vox-cdn.com/thumbor/GgUgpAiPw_FCjafjUvQc8tSDZCM=/0x0:3000x1981/1200x800/filters:focal(1340x422:1820x902)/cdn.vox-cdn.com/uploads/chorus_image/image/58561441/https://cdn.vox-cdn.com/thumbor/lmgAu5huqSz8IBnxMK1C5qB0SE0=/0x39:1482x1013/1200x800/filters:focal(595x217:831x453)/cdn.vox-cdn.com/uploads/chorus_image/image/58526251/

The post Douglas Costa, Paulo Dybala iyo Juan Cuadrado oo ka maqan safka Kooxda Juventus, ka hor kulanka appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here