Jose Mourinho ‘ Ma Doonaye Inaan Soo Iibsado Weeraryahan Kale’.

0
369

Jose Mourinho ayaa sheegay in Manchester United aysan iibsan doonin weeraryahan ka dib markii ay soo iibsatay Alexis Sanchez bishii Janaayo.

“Waa wax aad u xun sababtoo ah waxaad jeceshahay inaad heyso waxyaabo aad ku qorto iyo waxyaabo aad ku xallin kartid gaar ahaan xagaaga, laakiin ma doonayo inaan ciyaaryahano weerarka ka ciyaaro sidaa daraadeed kama hadlin ciyaartoyda weerarka soo socda sababtoo ah qofna halkaan imid,” ayuu yiri.

“Juan Mata, Lukaku, Rashford, Martial, Alexis … ayaan heesta Ma doonayo weeraryahano kale sababto ah kuwa ii jooga ayaa ka wax tar badan kuwa suuqa yaalo waan ku faraxsanahay.”

Manchester United ayaa Suuqa kala iibsiga Bisha Jaanyo waxey soo iibsatay xidigee hore kooxda Arsenal ee Alex Sanchez isago dhaliyay goolkiise ugu horeyay kooxda United kulan ay 2-0 ugu adkaadeyn Naadiga Huddersfield Town.

 

 

The post Jose Mourinho ‘ Ma Doonaye Inaan Soo Iibsado Weeraryahan Kale’. appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here