Morocco oo ku guuleystay koobkii  African Nations Championship

0
401

Morocco ayaa ku guuleystay koobkii  African Nations Championship (CHAN)markii  4-0 ay ku garacaday qaranka  Nigeria .

 

Ciyaaryahanka  Ayoub El Kaabi, ayaa noqday laacibka ugu goolasha badan tartankan markii uu dhaliyay sagaal gool .

Ayoub El Kaabi
Tartankan ayaa loo qabtaa oo kaliya ciyaaryahanada Africa ee ka ciyaaran horyaalada qaarada Africa .

The post Morocco oo ku guuleystay koobkii  African Nations Championship appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here