Clarence Seedorf: oo shaqo cusub looga magaacay Spain

0
405

Deportivo La Coruna ayaa u magacawaday  Clarence Seedorf macalinka cusub ee kooxdan hogaamin doona .

Weeraryahankii hore ee kooxaha Real Madrid iyo qaranka Netherlandsayaa waxa uu horey u soo hogaamiyay kooxda AC Milan sanadkii 2014 iyo kooxda Chinese ka ciyaarta ee  Shenzhen sanadkii 2016 – .

Deportivo ayaa ka mid ah sedaxda koox ee ugu hooseysa horyaalka dalka Spain iyadoona shaqada dhawaan ka ceyrisay Cristobal Parralo .

The post Clarence Seedorf: oo shaqo cusub looga magaacay Spain appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here