0
528

Goolhayaha Manchester United David De Gea ayaa doonaya heshiis cusub oo uu ku qaadanayo 375 kun ginni isbuucii si uu uga fogaado inuu ku biiro Real Madrid, sida laga soo xigtay The Sun.

 

Goolhayaha reer Spain ayaa ka warqabay in saaxiibkiisa cusub Alexis Sanchez inuu yahay ciyaaryahanka ugu mushaharka badan Premier League ee ugu qaalisan £ 505,000-toddobaadkii, waxaana uu doonayaa heshiis cusub oo uu ku doonayo inuu ku qaato mushaharka uu qaato xidiga reer Chile.

Natiijada sawirka David De Gea

De Gea oo haatan qandaraaskiisa lagu burburin karo 210 kun ginni isbuuc dhamaadka xilli ciyaareedka soo socda.

Goolhayahan ayaa aad lola xariirinaaye kooxda kubadda cagta Real Madrid xili ciyaareedkan balse hada waxey u muuqata in ay soo dhamaaneyso doon dooneystii ay ugu jirtay xidigan kooxda Real Madrid.

Natiijada sawirka David De Gea

Hogaamiyaha Man United Jose Mourinho ayaa u arka xidigan inuu ku haboonyahay kooxdiis wuxuuna diyaar u yahay inuu u kordhiyo heshiiska.

The post appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here