Daagaal­_yahankii hore ee Kooxda Manchester United oo saacadaha soo aadan mari doona Tijaabada Caafimaad

0
1091

Tan iyo markii ay timid ganaaxa Cayaariyahan Patrice Evra ee xiriirika Kubada Cagta Qaarada Yurub, qaar ka mid ah Kooxaha qaarada Yurub ayaa lala xiriirinayaa saxiixiisa.

Kooxda Kubada Cagta ee West Ham ayaa wadahadalo la furanaysa qanaaskii hore ee Kooxda Manchester United Patrice Evra, kaas oo Koox la,aan ah tan iyo bishii November sanad Ciyaareedkii 2017-kii.

Evra ayaa booqday xarunta tababarka ee Kooxda West Ham Talaadadii lasoo dhaafay, kaddib markii uu saxiixay heshiis aan la shaacin.

UEFA ayaa ka mamnuucday daafaca reer Faransa ee Evra ilaa iyo dhamaadka bisha Juun, iyo si la mid ah lacag dhan £ 9,000-kun oo gini.

Patrice Evra ayay is qabteen mid ka mid ah Taagerayaasha Kooxdiisa, kahor kulankii Vitoria Guimaraes iyo Marseille, xilligaas uu haraanti la dhacay mid ka mid ah Tageerayaasha Kooxdiisa.

David Moyes iyo si la mid ah Patrice Evra ayaa waqti kusoo wada qaatay Old Trafford intii u dhaxaysay 2013 ilaa iyo 2014, ka hor inta uusan si bilaash ugu biirin Kooxda Cajuusada dalka Talyaaniga ee Juventus.

Si kastaba ha ahaatee’ Kooxda Marseille ayaa kal hore kansashay hishiiska 36-sano jirkeeda Evra, kaas oo saacadaha soo aadan u mari doona Tijaabada Caafimaad.

 

West Ham are in talks to sign former Manchester United star Patrice Evra on a free transferEvra clashed with fans before the game against Vitoria Guimaraes and had to be led away The Frenchman won five titles and the Champions League at Manchester United - and worked briefly under current Hammers boss David MoyesEvra made over 300 appearances for United and played under David Moyes for one seasonWest Ham have backed Moyes and insisted they are not planning to replace him this summer

The post Daagaal­_yahankii hore ee Kooxda Manchester United oo saacadaha soo aadan mari doona Tijaabada Caafimaad appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here