Thibaut Courtois oo albaabada u furay u dhaqaaqista Kooxda Real Madrid Kooxda boqorada cad cadka ee Real Madrid ayaa wali damaceeda u Weecin doonta goolhayaha Kooxda Chelsea Thibaut Courtois, ka hor dhamaadka Xilli Ciyaareedka soo aadan. Goolhayaha Thibaut Courtois ayaa wali sugaya in uu saxiixo qandaraas cusub, si uu u sii joogo Stamford Bridge, hase ahaatee mushaar waalida ee Cayaariyahan Courtois ayaa meesha ka saari karta joogitaanka Kooxdiisa. Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Belgium Thibaut Courtois ayaa damacsan in uu ku laabto Magaalada Madrid, halkaas oo la ogson yahay in ay ku nool yihiin labo caruur ah uu isaga dhalay. Sida ay ku waramayso Shabakada Sport/Foot Magazine, 25-sano jirkaan ayaa la fahansan yahay in qandaraaskiisa Kooxda galbeedka Magaalada London uu ku eg yahay sanad Ciyaareedka 2019-ka, xilli Blues ay dhawaan u dhaqaaqday goolhayaha Kooxda West Ham Joe Hart. Kooxda difaacanaysa La Liga iyo si la mid ah tartanka Champion League ee Los Blancos ayaa shaki gelinaysa wax qabadka goolhaye Keylor Navas, kaas oo bedelkiisa xagaaga danbe ay soo qaadan doonaan midkood De Gea ama Courtois.

0
496

Kooxda boqorada cad cadka ee Real Madrid ayaa wali damaceeda u Weecin doonta goolhayaha Kooxda Chelsea Thibaut Courtois, ka hor dhamaadka Xilli Ciyaareedka soo aadan.

Goolhayaha Thibaut Courtois ayaa wali sugaya in uu saxiixo qandaraas cusub, si uu u sii joogo Stamford Bridge, hase ahaatee mushaar waalida ee Cayaariyahan Courtois ayaa meesha ka saari karta joogitaanka Kooxdiisa.

Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Belgium Thibaut Courtois ayaa damacsan in uu ku laabto Magaalada Madrid, halkaas oo la ogson yahay in ay ku nool yihiin labo caruur ah uu isaga dhalay.

Sida ay ku waramayso Shabakada Sport/Foot Magazine, 25-sano jirkaan ayaa la fahansan yahay in qandaraaskiisa Kooxda galbeedka Magaalada London uu ku eg yahay sanad Ciyaareedka 2019-ka, xilli Blues ay dhawaan u dhaqaaqday goolhayaha Kooxda West Ham Joe Hart.

Kooxda difaacanaysa La Liga iyo si la mid ah tartanka Champion League ee Los Blancos ayaa shaki gelinaysa wax qabadka goolhaye Keylor Navas, kaas oo bedelkiisa xagaaga danbe ay soo qaadan doonaan midkood De Gea ama Courtois.

 

Chelsea are plotting a shock swoop for Joe Hart if goalkeeper Thibaut Courtois leaves the clubCourtois has one season left on his Chelsea deal and has drawn interest from Real MadridCourtois lived in Madrid when playing for Atletico and his wife and children still live there

The post Thibaut Courtois oo albaabada u furay u dhaqaaqista Kooxda Real Madrid Kooxda boqorada cad cadka ee Real Madrid ayaa wali damaceeda u Weecin doonta goolhayaha Kooxda Chelsea Thibaut Courtois, ka hor dhamaadka Xilli Ciyaareedka soo aadan. Goolhayaha Thibaut Courtois ayaa wali sugaya in uu saxiixo qandaraas cusub, si uu u sii joogo Stamford Bridge, hase ahaatee mushaar waalida ee Cayaariyahan Courtois ayaa meesha ka saari karta joogitaanka Kooxdiisa. Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Belgium Thibaut Courtois ayaa damacsan in uu ku laabto Magaalada Madrid, halkaas oo la ogson yahay in ay ku nool yihiin labo caruur ah uu isaga dhalay. Sida ay ku waramayso Shabakada Sport/Foot Magazine, 25-sano jirkaan ayaa la fahansan yahay in qandaraaskiisa Kooxda galbeedka Magaalada London uu ku eg yahay sanad Ciyaareedka 2019-ka, xilli Blues ay dhawaan u dhaqaaqday goolhayaha Kooxda West Ham Joe Hart. Kooxda difaacanaysa La Liga iyo si la mid ah tartanka Champion League ee Los Blancos ayaa shaki gelinaysa wax qabadka goolhaye Keylor Navas, kaas oo bedelkiisa xagaaga danbe ay soo qaadan doonaan midkood De Gea ama Courtois. appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here