Barca oo labo sano wax gool ku laad ah laga dhigin horyaalka LaLiga

0
414

Waxaa ka soo wareegtay labo sano iyo xogaa in kooxda Barcelona laga dhigo wax gool ku laad ah horyaalka dalka Spain .

Kulankii dhacay February 14, 2016, ooy la ciyaareen kooxda Celta Vigo ayaa ugu danbeysay gool ku laad laga dhaliyo kooxdan .

John Guidetti ayaa dhaliyay gool ku laadkas waxaana ciyaartas ay ka dhacday garoonka Camp Nou February 14, 2016 .

Waxaa ka soo wareegtay 76 kulan oo horyaalka LaLiga tasoo u dhigmata labo xili ciyaareed kulamadooda waxaana horyaalka la dhigay 224 tan iyo xiligaas .

Valencia iyo Celta Vigo ayaa ah kooxaha ugu badan ee laga dhigo gool ku laadyo

The post Barca oo labo sano wax gool ku laad ah laga dhigin horyaalka LaLiga appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here