Gedo: Wiil Dhalinyaro Ah Oo Al-Shabab Katirsanaa Ayaa Isu Soo Dhibay Ciidamada Nabadsugidda Jubbaland

0
1464

Shuuris Dhimbil Maxamuud Waxa Uu Kamid Ahaa Maleeshiyada Al-Shabaab Ee Inta Badan Sida Dhuumalaysiga Ah Ugu Sugnaa Gobolka Gedo Waxa Uu Saaka Isku Soo Dhiibay Ciidamada Dowlad Goboledka Jubaland Ee Gobolka Gedo Gaar Ahaan Ciidmada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Jubbaland

Cali Xasan Deer Talyaha Ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Gobolka Gedo Ayaa Warbaahinta Jubaland U Xaqiijiyay In Shuuris Uu Xirir Lasoo Sameeyay Saraakisha Ciidamada Jubaland Ee Gobolaka Gedo Sidaasna Uu Isugu Soo Dhiibay Ciidamada Kaas Oo Uu Sheegay In Uu Tusaale Fiican U Noqonayo Dhalinyarada La Marin Habaabiyay Ee Ka Tirsan Kooxda Gabalkeedu Uu Sii Dhacayo Ee Al-Shabaab

Waqtigan Lajoogo Kooxda Al-Shabaab Waxa Ay Inta Badan Ciidanimo Uqorataa Caruurta Yar Yar Kuwaas Oo Ay Ugu Tala Galeen In Mustaqboolka Ay Mugdi Galiyaan Balse Sanadahan Dambe Waxaa So Badanayay Dhalinyaro Badan Oo Horay Uga Tirsana Kooxda Al-Shabaab

Kala Soco Jubaland Tv

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here