Wax ka ogow saacadaha la Ciyaarayo iyo kulamada Maanta ee horyaalada Yurub, Premier League oo laga nasanayo, Barcelona oo Ciyaaraysa

0
522

Waxaa maanta mar kale dib loo amba qaadi doonaan horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub, Sida kan Premier League, Italian Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligue 1-ga dalka Faransiiska.

Qaar ka mid ah Kooxaha Premier League ayaa ka nasanaya Ciyaaraha Horyaalka, ku waas oo mar kale dib u amba qaadi doona kulamada afaraad ee Cayaaraha tartanka FA Cup-ka, xilli Chelsea ay 4 – 0 kaga adkaatay Kooxda Hull City.

England – FA Cup February 17

 

3:30 Sheffield Wednesday? – ? Swansea City

6:00 Brighton & Hove Albion? – ? Coventry City

6:00 West Bromwich Albion? – ? Southampton

8:30 Huddersfield Town? – ? Manchester United

 

Italy – Serie A February 17

 

5:00 Udinese ? – ? Roma

8:00 ChievoVerona ? – ? Cagliari

9:45 Genoa ? – ? Inter

 

Spain – La Liga February 17

 

3:00 Las Palmas ? – ? Sevilla

6:15 Eibar ? – ? Barcelona

8:30 Alaves ? – ? Deportivo La Coruna

9:45 Malaga ? – ? Valencia

 

Germany – Bundesliga February 17

 

5:30 FC Cologne ? – ? Hannover 96

5:30 Freiburg ? – ? Werder Bremen

5:30 Hamburger SV ? – ? Bayer Leverkusen

5:30 Wolfsburg ? – ? Bayern Munich

8:30 Schalke 04 ? – ? Hoffenheim

 

France – Ligue 1 February 17

 

7:00 Paris Saint Germain ? – ? Strasbourg

10:00 Amiens ? – ? Toulouse

10:00 Angers ? – ? Saint-Etienne

10:00 Caen ? – ? Rennes

10:00 Montpellier ? – ? Guingamp

10:00 Troyes ? – ? Metz

The post Wax ka ogow saacadaha la Ciyaarayo iyo kulamada Maanta ee horyaalada Yurub, Premier League oo laga nasanayo, Barcelona oo Ciyaaraysa appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here