Maxad kala so cotaa gooldhalinta Premier League, Kane, Salah mise Aguero ?

0
445

Inkastoo toddobadkan an la Ciyaarin kulamada Premier League, hadana wali ma jiraan wax is bedel oo ku yimid gool dhalinta tartanka English Premier League.

Weeriryahanka Kooxda Tottenham Harry Kane ayaa qatbt sare ka hogaamiya Horyaalka oo tan iyo bilowgii ololahan gaaray shabaqa 23-jeer, halka dhaliyaha Kooxda Reds Mo Salah uu isna hal gool ka danbeeyo gool magafe Kane, balse Xiddigaha Rooney iyo Morata ayaa liiskan ka hogaaminaaya qaybta hoose waxayna lee yihiin mid 10-gool.

Harry Kane (23 goals)

Mohamed Salah (22 goals)

Sergio Aguero (21 goals)

Raheem Sterling (15 goals)

Jamie Vardy (13 goals)

Romelu Lukaku and Roberto Firmino (12 goals)

Eden Hazard (11 goals)

Wayne Rooney and Alvaro Morata (10 goals)

The post Maxad kala so cotaa gooldhalinta Premier League, Kane, Salah mise Aguero ? appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here