Ar Mourinhaa’ Muxuu ku jecel in uu mar walba la dagaalo Dhaqaatiirtiisa,+sawirro

0
588

Hogaamiyaha Kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa mar kale Weerar ku qaaday Dhaqaatiirta Kooxdaas, kaddib markii ay ku qaldeen Cayaariyahan Ander Herrera in uu Caafimaad qabo.

Laacibka reer Spain ee Ander Herrera ayaa laga saaray dheeshii xalay ay la qaateen Kooxda FC Sevilla, kaddib markii lagu bedelay Cayaariyahan Paul Pogba daqiiqadii 17-ad qaybtii hore ee dheesha.

Waaxda caafimaadka ee Kooxda Red Devils ayaa ku war geliyay Macalin Mou in Herrera uu taam buuxda uu u yahay kulankii Sabtida.

”Isaga waxaa soo gaaray dhaawac xun’ wuxuu qabay dhaawac yar, laakiin waxaa naloo sheegay in uu caafimaad qabo, balse laba toddobaad ayaa laga yabaa in ay qaadato so laabashadiisa.

Si kastaba ha ahaatee’ Mou ayaa Weerar afka ah ku qaaday dhaqaatiirta Kooxdiisa, kaddib markii uu ku tilmaamay kuwa aan wax badan aqoon u lahayn sida loo daweeyo Ciyaariyahanadiisa.

Ma ahan markii ugu horaysay ee Mourinho uu si xun ula dhaqmo dhaqaatiirta, xilli la xasuusto in uu si xun ula dhaqmay Drs Eva Carneiro oo 42-sano jir ah, isagoo horay ugu cayriyay garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay u tagtay Cayaariyahan Eden Hazard oo xanuun sheeganaayay kulan ka dhan ahaa Kooxda Swansea City maalinkii kowaad ee furitaanka ololihii 2015-16.

Dhacdooyinka kale ee Mourinho ka hadlay waxaa ka mid ahaa

 

NOVEMBER 2014 – Chelsea vs Spain

 

 Jose Mourinho backed his doctors over injuries to Cesc Fabregas and Diego Costa

 

MAY 2015 – Oscar head injury

 

 Jose Mourinho defended club doctors after Oscar clashed with David Ospina

 

AUGUST 2015 – Eva Carneiro row

 

 Jose Mourinho clashed with Eva Carneiro after she rushed to help Eden Hazard

 

MARCH 2010 – “Dr Needles” bust-up

 

 Jose Mourinho once referred to Bryan English (middle) as 'Dr Needles'

 

OCTOBER 2006 – Chelsea, Petr Cech injury

 

 Jose Mourinho was angry at the response time to Petr Cech's injury

 

FEBRUARY 2005 – Chelsea, Neil Frazer quits

 

 Neil Frazer quit Chelsea after being pressured by Jose Mourinho to rush Arjen Robben back to full fitness for the League Cup final after breaking his foot

https://secure.i.telegraph.co.uk/multimedia/archive/03402/ Jose Mourinho was furious with Man United doctors after Ander Herrera's injury

The post Ar Mourinhaa’ Muxuu ku jecel in uu mar walba la dagaalo Dhaqaatiirtiisa,+sawirro appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here