Anthony Martial oo laga diri doono Kooxda United, kaddib imaatinka Cayaariyahan,,,

0
470

Kooxda Ugu guulaha badan England ee Manchester United ayaa hakisay wadahadaladii ay la lahayd kalyantigeeda Anthony Martial, sida laga soo xigtay Shabakada RMC Sport.

22-sano jirka reer Faransa ee Martial ayaa qandaraaskiisa Kalcada Old Trafford uu dhacayaa 30-ka June sanad Ciyaareedka 2019-ka, kaddib markii uu lumay mustaqbalkiisa, xilli United-ka ay lasoo wareegtay Weeriryahankii hore ee Kooxda Arsenal Alexis Sanchez bishii Janaayo.

Kooxaha Tottenham iyo Inter Milan ayaa hada bilaabay in ay digtoonow u galaan Xaalada Cayaariyahan Martiali, kaddib markii uu Macali Mou ka qubay liiskiisa joogtada ee Kooxda Red Devils.

Anthony Martial ayaa dhamaystiray 1-dii September 2015-kii u dhaqaaqista Kooxda reer England ee Manchester United, kaddib qiimo dhan £58-million, walow sidoo kale ay jiraan lacago si hose losiiyay Kooxda boqortoyada Faransiiska ee AS Monaco.

 

Anthony Martial has only started 18 Premier League games under Jose Mourinho this seasonAnthony Martial's current contract runs out in 2019

The post Anthony Martial oo laga diri doono Kooxda United, kaddib imaatinka Cayaariyahan,,, appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here