Wafdi Uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Gaaray Dalka Qadar+Sawirro

0
565

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe)  ayaa gaaray Magalada Doha ee Dalka Qadar.

Wafdiga Taliyaha Ciidanka Asluubta S/guud Bashiir Maxamed Jaamac  waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Doha kusoo dhaweeyay masuuliyiin sare oo dowadda Qatar ka tirsan iyo Xubno ka tirsan Safaaradda Somaliya ay ku leedahay Qadar.

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa waxa la filayaa inuu la kulmo Madaxda wadanka Qadar.

Kala Soco Jubaland Tv
Xafiiska Wararka Jubaland Tv
Email:Jubalandtv3@Gmail.com
Tel:+252617107777

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here