Wesley Sneijder: Netherlands’ most-capped player retires from internationals

0
785

Wesley Sneijder ayaaa ka fariistay ciyaaraha heerka caalamiga kadib 15 sano uu ka mid ahaa qaranka Netherlands.

 33-sano jirkan  ayaa hada ka mid ah kooxda  Qatari ka dhisan ee Al-Gharafa, waxaana kulankiisa koowad uu u sftay sanadkii 2003 .

Guud ahaan ciyaaryahanka waxa uu u saftay qaranka oranjeeska 133 kulan axaana uu noqday ciyaaryahanka ugu safashada badan qaranka .

 

 

 

The post Wesley Sneijder: Netherlands’ most-capped player retires from internationals appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here