Mkhitaryan iyo Ramsey oo quusiyay Milan

0
538

Kooxda Kubada Cagta ee Arsenal ayaa iska reebta Kooxda labaad ee ugu guulaha badan tartamada Yurub ee AC Milan, kaddib markii ay kaga adkadeen 2-0.

Kooxda Rossoneri ayaa ku balansatay garoonkeed San Siro Kooxda kasoo jeed Waqoyiga Magaalada London ee Gunners Lugta hore ee tartanka Europa League wareegiisa 16-ka Naadi, hase ahaa kala kulantay Natiijo aan wacneen.

Weeriryahankii hore ee Kooxda Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa furay bandhigii goolasha ee Kooxda Arsenal, kaddib markii uu helay Kubad, xilli uu ku dhex jiray xereda ganaaxa ee Kooxda Milan daqiiqadii 15-ad, taas oo Ciyaarta ka dhigtay 0-1.

Cayaariyahan Aaron Ramsey ayaa Kooxdiisa Arsenal ka caawiyay in ay helaan goolkii labaad ee dheesha kaddib markii uu sahabaqa gaaray daqiiqadii 45-ad ee qaybtii hore ee Cayaarta, ka hor inta uusan baas wacan ka helin Cayaariyahanka ree Jarmal ee Mesut.

Line-ups

Milan XI: Gianluigi Donnarumma, Calabria, Romagnoli, Bonucci, R.Rodríguez, Bonaventura, Calhanoglu, Biglia, Kessié, Suso, Cutrone

Subs: Antonio Donnarumma, Zapata, Montolivo, Locatelli, N.Kalinic, A.Silva, Borini

Arsenal XI: David Ospina, Koscielny, Mustafi, Chambers, Kolasinac, Ramsey, J.Wilshere, Özil, G.Xhaka, Mkhitaryan, Welbeck

Subs: Petr Cech, Holding, Iwobi, A.M Niles, M.Elneny, Nelson, Nketiah

The post Mkhitaryan iyo Ramsey oo quusiyay Milan appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here