Kulamada kala duwan ee galabta iyo Caawa laga Ciyaari doono tartamada Yurub, United iyo Reds, Real iyo kuwa kale

0
382

Waxaa mar kale dib loo amba qaadi doonaa Kulamada kala duwan ee toddobaadka, gaar ahaan shanta horyaal ee ugu xiisaha badan, xilli indhaha caalamka oo dhan ay wada eegayaan Ciyaarta adag ee u dhaxaysa Naadiyada Manchester United iyo Liverpool, kulankaas oo qayb ka ah tartanka English Premier League.

Labada Koox ee United iyo Reds oo ah kuwa ugu badan ku guulaysiga tartanka English Premier League ayaa galabta saacada geeska Africada bari marka ay tahay 3:30PM ku kulmi doona garoonka Masraxa Riyada ee Old Trafford, waxaana dhex dhexaadin doona garsoore Craig Pawson, halka kulanka labaad ee Cayaaraha England Premier League toddobadkan ugu xiiisaha badan uu dhex yaalaa Kooxaha Chelsea iyo Crystal Palace oo kulankii kan ka horeeyay Kooxda Blues lagu dubtay 2-1, kaddib markii ay booqatay garoonka Selhurst Park 14-kii October 2017, balse Caawa 8:30PM ku marti qaadi doonta garoonkeeda Stamford Bridge.

Kooxda La Liga xafidanaysa ee Real Madrid ayaa boqon doonta garoonka Municipal_Stadium saacada marka ay tahay waqtiga Magaalada Muqdisho 3:00PM Kooxda tabarta yar ee Eibar, halka tartanka italian Serie A uusan kulan wayn jirin marka laga soo tago Ciyaarta u dhaxaysa Kooxaha Hellas Verona iyo Chievo Verona, taas oo loogu magac daray Derby di Verona ama Derby della Scala ama Derby dell’Arena.

 

England – Premier League March 10

 

15:30 Manchester United ? – ? Liverpool

 

18:00 Everton ? – ? Brighton & Hove Albion

 

18:00 Huddersfield Town ? – ? Swansea City

 

18:00 Newcastle United ? – ? Southampton

 

18:00 West Bromwich Albion ? – ? Leicester City

 

18:00 West Ham United ? – ? Burnley

 

20:30 Chelsea ? – ? Crystal Palace

 

Italy – Serie A March 10

 

22:45 Hellas Verona ? – ? ChievoVerona

 

Spain – LaLiga Santander March 10

 

15:00 Eibar ? – ? Real Madrid

 

18:15 Sevilla ? – ? Valencia

 

20:30 Getafe ? – ? Levante

 

22:45 Malaga ? – ? Barcelona

 

Germany – Bundesliga March 10

 

17:30 Bayern Munich ? – ? Hamburger SV

 

17:30 Hannover 96 ? – ? Augsburg

 

17:30 Hertha Berlin ? – ? Freiburg

 

17:30 Hoffenheim ? – ? Wolfsburg

 

20:30 Bayer Leverkusen ? – ? Borussia Moenchengladbach

 

France – Ligue 1 March 10

 

19:00 Paris Saint Germain ? – ? Metz

 

22:00 Bordeaux ? – ? Angers

 

22:00 Dijon ? – ? Amiens

 

22:00 Lille ? – ? Montpellier

 

22:00 Nantes ? – ? Troyes

 

22:00 Rennes ? – ? Saint-Etienne

The post Kulamada kala duwan ee galabta iyo Caawa laga Ciyaari doono tartamada Yurub, United iyo Reds, Real iyo kuwa kale appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here