Hazard oo ka hadlayey mustaqbalkiisa kooxda Chelsea

0
595

Xidiga kooxda Bules ee Hazard ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa ka aadan kooxda Chelsea iyo dalabka kaga imaanaya kooxda Reql madriid.

Hazard oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey sky sport ayaa la weydiyey ogolaanshiyaha uu ugu dhaqaaqi karo kooxda Real madriid.

Macalin zidan ayaa aad u amaainsan qaabciyaareedka xidiga heerka caalami ee xulka qaranka Belgium walow dhankiisa isna uu aad ugu helo falsafada macalinka reer Farance .

“Waan ku faraxsanahay chelsea . ” waxaan hada qadanayaa dhamaadka xagaga iyo isku diyaarinta World Cup. Labo sano ayaa ka harsan hishiiskeyga aad baan ugu faraxsanahay chelsea

Madaxweynaha kooxda Madriid ayaa xooga saaraya midkood xidigaha Neymar iyo Hazard in uu ku soo biiriyo kooxda ka dhisan caasimada spain

The post Hazard oo ka hadlayey mustaqbalkiisa kooxda Chelsea appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here