Neymar oo raba in Alisson ay kuwa midoban Madrid

0
457

Super Star-ka Kooxda Paris Saint-Germain Neymar Jr ayaa raba in Ninka ay dhalasho wadaagta yihiin ee Alisson ay ku wada midobaan Kooxda Real Madrid, hadii ay dhacdo in uu ku laabto La Liga, ka hor bilowga xagaaga so adan.

Neymar ayaa aaminsan in Ninka kasoo jeed dal waynaha Brazil ee Alisson uu tartan adag ka dhex abuuray Kooxaha Madrid iyo Roma, kaas oo lagu wado in uu noqdo bedelka goolhaye Keylar Navas.

Sida ay ku waramayso Jariirada Don Balon’ goolhaye Alisson ayaa sidoo kale bartilmaameed u ah hogaamiyaha Kooxda Liverpool Jurgen Klopp, kaas io ku riixaya in uu geeyo Anfield.

Si kastaba ha ahaatee’ Neymar ayaa qiimihii ugu qaalisanaa saaxada Kubda Cagta ugu dhaqaaqay Kooxda Faransiiska ee PSG, hase yeeshee Los Blancos ayaa damacsan in ay kusoo celiso La Liga.

The post Neymar oo raba in Alisson ay kuwa midoban Madrid appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here