Martail oo musataqbalkiisa kala tashtay xidig ka tirsan kooxda Juventus

0
450

Anthony Martial ayaa kala hadlay musataqbalkiisa kooxda Manchester united xidga ay xulka yihiin ee Blaise Matuidi kaas oo uciyaara kooxda Juvantus oo ah kooxda sida daran ubaadi goobeysa laacibka reer Farance , sida lagu heleyo warar ka imaanaya gudaha Italy.

22-jirkan ayaa qaadanaya sanadkii sedexaad ee garoonka old tarfford waxaana qandaraaskiisa kaga harsan sanad oo qura , tan iyo imaanshiyihii Alexis sanchez ee kooxda manchester mugdi ayaa galay Martial wayihiisa kooxda uu hogaamiyo macalin Jose mourinho.

Sida ay ku warameyso Tuttosport juventus ayaa goor hore sii bilaabday wadahadalka ay ku dooneyso in ay kula soo saxiixato Martial warar hoose ayaa sheegaya booqashadii Juventus garoonka Wembley kulankii champions league oo ay la qaateen kooxda Tottenham in ay la kulmeen wakiilka xidga si kala hadaa doonista laacinka.

Fabio Paratici iyo Beppe Marotta ayaa si wadajir ah ubartilmaameedsanyey xidigan ilaa iyo waqtigii uu uciyaaray kooxda Lyon balse hada waxa uu ku suganyahay Manchester oo uusan ku faraxsaneen .

The post Martail oo musataqbalkiisa kala tashtay xidig ka tirsan kooxda Juventus appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here