Magacyada xidigaha ka maqan ,labada dhinac iyo xogta kukana Derpy Madriid

0
484

Waxaa garoonka kooxda Real madriid ka qabsoomi doono kulanka loo yaqaan derpy Madriid oo ay ku xifaaltamaab kooxaha Real madriid iyo Atletico madriid .

Ronaldo oo ah hogaamiyaha kooxda Real ayaa dib u helay bandhigisii wacnaa isga oona labo gool ka dhaliyey kooxda Juvantus kukan katirsanaa tartanka champions league .

Hogamiyaha kooxda Atletico madriid ayaan wax cabsi ah ka qabin kooxda difaacaneysa horyaalka madaama ay hada yihiin koox isku toosan oo aan si fudud lowgu adkaan karin .

Raphael Varane ayaa booska dhexe ee daafac ku soo bilaaban doono madaama uu dhaawacanyahay xidga reee spain ee Najo .

Zinedine Zidane ayaa qorsheenaya in uu kulankan isticmaalo qaab ciyaareedaka 4-4-2 Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema ayaa ah weeratka tooska àh halka midkood xidigaha Marco Asensio iyo Lucas Vazquez aya ka soo muuqan doonan kulanka Madriid derpy .

Antoine Griezmann iyo Vitolo ayaa ka soo laabtay ganaaxyo iyaga oona diyaar u ah in ay wajahaan kooxda Real madriid .

Griezmann ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisi aadka u sareyey halka Kevin Gameiro oo ka dhacay door xulashada macalin isaga oona ka soo muuqan doono bench.

Juanfran ayaa ku soo bilaaban doona dambeedka daafaca midig maadaama Sime Vrsaljko uu la xanuusanyo dhaawac muruqa ah .

The post Magacyada xidigaha ka maqan ,labada dhinac iyo xogta kukana Derpy Madriid appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here