Waa ku wee 10-goolhaye ee ugu wanaagsan qaarada yurub lixdii bilood ee la soo dhaafay

0
385

Kani waa tartan u dhexeeya ciyaaryahanada kubada cagta ku ciyaara gacmaha waxaan kala jeedaa goolhaye yaashaa qiimeen ayaana lagu sameyey iyada oo loo eegaayo bandhigiisa shaqsi ahaaneed .

CIES Football Observatory ayaa kormeeray kulan kasta oo ka mid ah shanta horyaal ee ugu waawayn Yurub (Premier League, La Liga, Serie A, Bundesliga, Ligue 1), waxaana uu ku soo bandhigay qaab ciyaareedka shakhsiga ah, isagoo celcelis ahaan u fiirinaya 100 %.

Shaqada kulan walba ay qabtaan iyo farsmoyinkooda cajiibka ah ayaa loo fiirinayaa liiska magacyada aad hoos ku arki doonto

Hadaba yaad uamleeneysaa 10 ka goolhaye ee ugu wanaagsan Europe lixdii bilood oo aynu kasoo gudubnay ?

10. David De Gea (Manchester United) – 79 %

9. Norberto Neto (Valencia) – 79.2 %

8. Keylor Navas (Real Madrid) – 79.4 %

7. Hugo Lloris (Tottenham) – 79.6 %

6. Jan Oblak (Atletico Madrid) – 79.9 %

5. Alphonse Areola (PSG) – 80.6 %

4. Alisson (Roma) – 81.3 %

3. Sven Ulreich (Bayern Munich) – 81.6 %

2. Marc-Andre ter Stegen (Barcelona) – 82.6 %

1. Ederson (Manchester City) – 83 %

The post Waa ku wee 10-goolhaye ee ugu wanaagsan qaarada yurub lixdii bilood ee la soo dhaafay appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here