Labo xidig oo katirsan Manchester United oo u sharaxan calaamada kabtanimo ee kooxda

0
548

Manchester United macalinkooda Jose Mourinho ayaa kafagaraya midkood xidigaha Nemanja Matic iyo David De Gea in uu umagacaabo kabtanka kooxda Manchested kadib ku dhawaaqistii Michael Carrick oo ah kabtanka koowaad ee kooxda in uu ka fadhiisanayo kubada cagta marka uu dhamaado xagagan . Sida ay fahamsantahay Metro.uk

Carrick, oo ah 36-jir ayaa calaamada kabtanimo kala wareegay Wayne Rooney oo u dhaqaaqay kooxdiisii hore ee Everton xagaagii la soo dhaafay balse xidga khadka dhexe ayaa markiisa baneen doono caalamda xushmada ee kabtanimo ee Manchester sand ciyaareedkan .

Antonio Valencia ayaa qadanayey calamada kabtanimo inta ugu badan xili ciyaareedkan madaama Carrick’ uu ka maqnaa kooxda badi isaga oona la dhibaatoonayey dhaawac .

Xidiga reer Ecuadorian ayaan aheyn xidig sando badan baaqi ku ahaanaayo garoonka Old taroford madaama da’diisu ay tahay 33-jir waxa uuna eeganayaa mid kamid labadaas xidig in uu magacaabo kabtanka kooxda Manchestar.

Nemanja Matic iyo David De Gea ayaa ah labo kamid ah xidgaha ugu muhiimsan ee uu heysto macalin Jose mourinho goolhayaha reer spain ayaa ah qorsho kale oo lagu joojin karo madama uu diirada saaranayo kubiirista kooxda Real madriid

Halka Nemanja Matic uu yahay shaqsi uu aad u aaminsanyahay macalin Jose tan iyo ilaa waqtigii Bules waana sababta uu udoorbidayo in calaamda loo dhiibo .

The post Labo xidig oo katirsan Manchester United oo u sharaxan calaamada kabtanimo ee kooxda appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here