Hordhac : Swansea vs Chelsea xogta kulanka oo dhameestiran

0
485

Maxaa ka cusub kooxda Swansea

Tammy Abraham ayaan suura gal aheyn in uu ka hor yimaado kooxda Chelsea madama uu madaa xidga uu yahay amaah uuna udiwaangashanyahay Bules xeerka amaahda ayaana u diidaya in uu ka horumaado kooxdiida Chelsea .

Federico Fernández ayaa dhaawac uu ka soo gaaray kulankii ay la ciyareen kooxda ku guuleysatay horyaalka premier league ee Manchester City

Kyle Bartley ayaa sidoo kale saaran miiska daweenta isaga oona ka maqnana doona kooxdiisa kulanka ay laqaadabayaan kooxda Bules .

Xidga reer Portugal ee Renato Sanches ayaa isna dhankiisa shaki lagilinayaa in uu ciyaartan qeeb ka noqon doono balse uma badna in todobaadkan la heli doono.

Maxaa ka cusub kooxda  Chelsea

Chelsea safkooda waxaa wali ka sii maqnaan doono xidigaha kala ah Marcos Alonso, David Luiz iyo Ethan Ampadu oo qaba dhaawacyo kala gadisan .

Kadib markii ay xaqiijiyeen in ay gareen Finalka tartanka
FA Cup Chelsea ayaa hada ku dagaalami doonto in ay boos ka raadsato kooxa afarta sare ee usoo baxeysa tartanka champions league .

Qaldaadaka jiray kukamadii hore waxaa sababay Andreas Christensen uu ka baxay xulashada dooqa koowaad ee kooxda isaga oona u dhaa dhacay kursiga keedka .

Álvaro Morata iyo Olivier Giroud ayaa ku dagalamaya ku soo bilaabshada weerarka waliw wiilka reer Fafance uu wiilka Spain ka fursad badanyahay .

The post Hordhac : Swansea vs Chelsea xogta kulanka oo dhameestiran appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here