Hordhaca : Arsenal vs Burnley wax walba oo kulnka ku saabsan iyo xidigaha labada dhinac ka maqan

0
451

Maxaa ka cusub kooxda Arsenal :

Laurent Koscielny ayaa wajahaya maqnaashiyo waqti dheer ka dib dhwaaac ka soo gaaray kulankii lugta labaad ay la ciyaareen kooxda Atletico Madriid habeenimadii khamiista.

Rob Holding iyo Calum Chambers ayaa isku garbin doona buuxitn booska uu baneneyey daafac reer Farance inta ka harsan kulamada horyaalka primer league sudookale waxa seegaya koobka aduunka .

Henrikh Mkhitaryan ayaa shalgi laga qabay balse waa taam waxa uuna qaab badal ku soo galay kulankii lugta labaad ee Atletico Madrid balse hada xidiga reer Armenia ayaa dib ugu soo laabanaya booska koosaad kulanka Burnley .

Maxaa ka cusub kooxda  Burnley .

Isbadalo yar ayaa laga yabaa in ay sameeyaan kooxda Burnley xili Ben Mee uu ku soo laabtay dhaawac waxaana la rajeenayaa booska daafaca in uu ka badalo Kevin Long .

Georges-Kévin Nkoudou ayaa isna ka soo kabsaday dhaaaac uu qabay balse lama ciyaarsiin kulankii Brighton ee todobaadkii hore waxaana hada suura gal in uu keedka ku soo biliwdo.

Chris Wood ayaa dhaawac halis ah soo gaaray todobaadkii hore, taasoo la micno ah in Sam Vokes laga yaabo in uu ku soo laabto weerarka kooxda Clarets ee Emirates.

The post Hordhaca : Arsenal vs Burnley wax walba oo kulnka ku saabsan iyo xidigaha labada dhinac ka maqan appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here