Rasmi : safafka rasmiga ah ee kooxaha Chelsea iyo liverpool

0
482

Waxaa la soo saaray safafka rasmiga ah ee kooxda Chelsea iyo liverpool kulan ciyaareed ka tirsan horyaalka premier league .

Mo Salah ayaa ku soo bilowday kulanka isag oona dib ugu soo laabtay garoonkii ugu horeyey ee uu ku ciyaaray markii uu yimid horyaalka Premier league .

Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Cahill, Rudiger, Moses, Kante, Fabregas, Bakayoko, Alonso, Hazard, Giroud

Kaydka: Caballero, Barkley, Pedro, Zappacosta, Willian, Christensen, Emerson

 

Liverpool: Karius, Clyne, Lovren, van Dijk, Robertson, Alexander-Arnold, Wijnaldum, Milner, Salah, Firmino, Mane

Kaydka: Mignolet, Klavan, Moreno, Henderson, Woodburn, Ings, Solanke

The post Rasmi : safafka rasmiga ah ee kooxaha Chelsea iyo liverpool appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here