Arsenal Oo Dooneysa Iney La Soo Wareegto Xidiga kooxda Barcelona ee…

0
446

Macalinka Cusub Ee Kooxda Arsenal Unai Emery ayaa doonaya inuu lasoo soo saxiixato garabka kooxda Barcelona Ousmane Dembele inuu ka dhigo saxiixiisa koowaad, sida ay warisay Don Balon.

Ciyaaryahanka Reer France ayaa kaliya u dhaqaaqay Camp Nou sanadkii 2017 balse qaab ciyaareedkiisa oo aan noqonin mid la qabsaday ayaa ka dhigi karaya inuu ka tagayo.

Unai Emery ayaa doonaya inuu isbadal weyn sameeyo xagaagiisa ugu horeeya horyaalka Premier League, Taageerayaasha Gunners ayaana u baahan in ay arkaan kooxdooda oo koob weyn hananeesa.

The post Arsenal Oo Dooneysa Iney La Soo Wareegto Xidiga kooxda Barcelona ee… appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here