Daawo Muuqaalkan’ 12-kan gool ayaa ah kuwii ugu qurxonaa Kubada Cagta laga dhaliyo, Maradona, Messi, Ronaldo, Zidane, Neymar iyo kuwa

0
632

Inkastoo ay jiri karaan goolal cajiib oo ka dhashay tartamada kala duwan ee Yurub iyo kuwa caalamka, hadana dadka qaar ayaa aaminsan 12-kan gool ee soo sacda ay yihiin kuwii ugu fiicnaa Kubada Cagta laga dhaliyo.

Weeriryahanka Kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa gool qurux badan ka dhaliyay Kooxda Bayern Munich, taas oo xitaa dhulka si la yaab leh ugu riday Cayaariyahan Jérôme Boateng.

Wuxuu ahaa gool aan la qiyaasi karin qaabkii uu u dhashay goolkii qalamarogadka ahaa ee Cayaariyahan Cristiano Ronaldo uu ka dhaliyay Kooxda Juventus, halka gool farsamadiisa lala yaabo uu ka dhaliyay Newcastle United halyeeygii hore ee Kooxda Arsenal Dennis Bergkamp.

Darbo waynihii reer Brazil ee Roberto Carlos ayaa gool cajiib ah ka ansixiyay xulka qaranka Faransiiska, halka Zlatan Ibrahimovic gool an maskaxdiisa ka go,i doonin uu ka dhaliyay Xulka England.

 

The post Daawo Muuqaalkan’ 12-kan gool ayaa ah kuwii ugu qurxonaa Kubada Cagta laga dhaliyo, Maradona, Messi, Ronaldo, Zidane, Neymar iyo kuwa appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here