Garsoore Muark Clattenburg oo magacaabay xidigii ugu adkaa ee horyaalka premier league ee uu maamulo

0
410

Garsooraha reer Engalad ee Muark Clattenburg names ayaa magacaabay xidigii ugu adkaa ee garoon guduihiis uu ku maamulo intaa dhex dhexaadinayey kulamada horyaalka premier keague .

Clattenburg ayaa ahaa mid ay ku fanen Engaland oo dhan marka ay timaado xaga garsoorka isaga oona dhex dhexaadin jiray kulamada ugubadag ee horyaalka premier league .

Balse garsoore Clattenburg ayaa isaga dhaqaajiyey horyaalka premier league sandkii la soo dhaafay isaga oona u dhaqaaqay horyaalka Saudi Arabia oo lowgu sheegay lacago ka badan intii uu ka qaadanayeye FA england .

Clattenburg oo wareysi siinayey Mail ayaa la weydiyey waa kuma xidigii ugu adkaa ee aad maamusho horyaalka premier league ?

Garsoorka reer England ayaa ku jawaabay in uu ahaa xidigii hore ee kooxda Chelsea John Mikel Obi midkii ugu adkaa ee garoon dhexdiisa ku xakameeyo .

Garsoorka reer England ayaa ku jawaabay in uu ahaa xidigii hore ee kooxda man city Craig Bellamy midkii ugu adkaa ee garoon dhexdiisa ku xakameeyo .

The post Garsoore Muark Clattenburg oo magacaabay xidigii ugu adkaa ee horyaalka premier league ee uu maamulo appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here