Rasmi : safafka kulank ciyaareedka xulalka Urugay vs Farance

0
388

Waxaa dib loo anba qaadayaa dhacdada koobka aduunka oo wareegiisa afar dhamaada ka dib labo maalin oo nasiino ah .

Xulalaka Urugay iyo Farance ayaana ciyaari doono kooxdii badisaa waxa ay sugan doontaa  midkood Barazil iyo Belgium oo caawa ciyaari doona

Safafka labada dhinac : 

#URU XI vs. #FRA: Muslera; Gimenez, Caceres, Godin, Laxalt; Nandez, Torreira, Bentancur, Vecino; Suarez, Stuani.

#FRA XI vs. #URU: Lloris; Pavard, Varane, Umtiti, Hernandez; Pogba, Kante; Mbappe, Griezmann, Tolisso; Giroud.

#WorldCup

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here