Daley Blind oo fariin qiiro leh u soo diray taageerayaasha kooxda Manchester ka dib markii uu ku laabtay kooxdq Ajax

0
408

Dafaca dambeedka bidix ee xulka Holand iyo kooxda Manchester balse haatan ka dhaqaaqay ee Daley Blind ayaa fariin qiiro leh u soo diray taaheerayaasha kooxda Manchester ka dib markii uu dhaqaaqay .

Daley Blind ayaa dib ugu laabtay kooxdiisii hore Ajax oo ka ciyaarta horyaalka dalkiisa hooyo ee Nether land oo aan snadkan ka qeeb galin koobka aduunka oo ay hanteen xulka Farance .

Isag oo ka hadlaya waayihiisii kooxda Manchester ayuu ku soo hadlay bartiisa Twitter waxauuna ku soo qoray hadalkan :

“Marka ugu horeysa waxaan doonayaa inaan sheego sida aan ugu faraxsanahay inaan noqdo qeyb ka mid ah qoyska Manchester United.

Inaad u ciyaarto kooxda ugu weyn aduunka taariikhdaas oo kale waxay ii tahay wax badan. Waxaan joogay 4 sano oo aan ku muteestay 4 koob!

 

Source: Sports

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here