Tababar Lagu Baranaaye Tabinta Qeyradka Bada oo Kismayo Logu Qabtay Saxafiyiinta ka Howlgala Kismayo

0
644

Wasaaradda Warfaafinta iyo isgaarsiinta Dowlad Goboledka Jubbaland  ayaa Maanta Magalada Kismayo Tababar  Lagu Baranaaye Tabinta Qeyradka Bada oga Furtay Qaar ka Mid ah wariyaasha Ka howl gala Magalada Kismayo

Tababarka ayaa waxaa ka so qeeyba galay wasiirka wasaarada warfafinta Tiknolajiyada Cabdi Xusseen sheikh maxamed iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdi  Shugri Carab  wasiirka wasaarada kalumeeysiga iyo qeyraadka badda Jubbaland  Cabdi Xassan Baajuun  iyo wasiirka dalxiiska iyo degaanka,

Waxaa ugu horeen faafahin ka bixiyay Tababarkaan iyo muhiimada uu u leeyahay wariyaasha  Tababarka Loo Qabtay agaasimaha guud Ee wasaarada warfaafinta isgaarsiinta iyo Tiknolajiyada  Cabdi Shugri Carab Waxuuna Xusay in Loo Bahanyahay in Saxafiyiinta ay Tabiyaan Qeyraadka Bada

Wasiirka wasaaradda kallumeysiga iyo khayraadka bada mudane Cabdi xasan baajuun oo goobta ka hadalay ayaa ku dheraaday ka hadalka faa’iidada uu leeyahay kalluunka isgoona sheegay in xoolaha mar waliba ay ku yimadaan xanuun ayna ubaahanyihiin talaal iyo dawooyin lkn Kalluunka uu yahay mid marwaliba cafimaad qaba.

Ugu danbeen waxaa so xiray tababrka wasiirka wasaarada warfaafinta mudane cabdi xuseen  Sheikh maxamed Waxuuna Saxafiyiinta Kula Dardaarmay Tabinta Qeyraadka Dalkooda

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here