Taliska ciidanka ilaalada madaxtooyada dowlad goboleedka oo tababar usoo xiray ciidanka ka tirsan ilaalada madaxtooyada

0
752

Taliska ciidanka ilaalada madaxtooyada dowlad goboleedka ayaa  sare u qaaday tayadda iyo aqoonta ciidanka madaxtooyadda kuwasoo loo diyaariyay si gaar ah iyo ka hor taga cadowga ayaa  soo saaray dufcadii afraad oo si gaar ah loo tababaray kuwasoo ka duwan dhammaan ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka jubbaland.

Cutubkaan tababarka loo soo xiray ayaa loo tababaray hubka culus iyo ka hortaga cadowga ilaalinta madaxda iyo xalladaha deg deg.

Dhamme Axmed bashiir dhaga cade   oo kamid ah tababarayaasha soo saaray ciidankaan gaarka ah ayaa JubbalandTV u sharaxay takhasuuska.

dowlad goboleedka Jubbaland ayaa wakhtoi iyo maalba galisay soo saarista askar ah kaadiriin ku hubeysan aqoon iyo xirfado kal duwan si loo helo bulsho iyo ciidanka isku xiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here