Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay wakiilada QM iyo Igad ee Soomaaliya

0
344

Gudoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta xafiikiisa kula kulmay Wakiilada gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicholas Haysom iyo Wakiilka gaarka ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira ,kuwaasi oo uu kala hadlay xaaladda Soomaaliya iyo waliba xalinta Khilaafka Xukuumadda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka.

Xoghayaha Guud ee Golaha Aqalka sare Mudane Cali Maxamed Jaamac ayaa warbaahinta u sharxay waxyaabaha looga hadlay kullanka.

Waxaa aad looga dooday is faham waaga ka jira dowladda federalka Somaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here